Baxniintii 33:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Muusena wuxuu Rabbiga ku yidhi, Bal eeg, waxaad i leedahay, Dadkan kaxee, oo imana aad ogeysiin kan aad ila diraysid. Laakiin waxaad igu tidhi, Magacaaga waan kugu aqaan, oo raalli baan kaa ahay.

Baxniintii 33

Baxniintii 33:5-17