Baxniintii 14:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer binu Israa'iil baddii dhex mareen, oo waxay ku socdeen dhul engegan, oo biyihiina waxay iyagii u ahaayeen derbi xagga midigta iyo xagga bidixdaba.

Baxniintii 14

Baxniintii 14:13-28