Baxniintii 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse gacantii baddii ku kor fidiyey, oo habeenkii oo dhan Rabbigu wuxuu baddii dib ugu celiyey dabayl xoog badan oo bari ka timid, oo wuxuu baddii ka dhigay dhul engegan, oo biyihiina way kala go'een.

Baxniintii 14

Baxniintii 14:18-28