Baxniintii 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa ayaxii dalkii Masar oo idil dul fuulay, oo wuxuu ku soo degay dalkii Masar oo dhan; wuxuuna ahaa ayax baas; hortiisna lama arag ayax saas oo kale ah, dabadiisna ma jiri doono kaas oo kale.

Baxniintii 10

Baxniintii 10:9-24