Baxniintii 10:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Muuse ushiisii dalkii Masar ku kor fidiyey, oo Rabbigu maalintaas oo dhan iyo habeenkii oo dhan, wuxuu dhulkii ku soo daayay dabayl bari ka timid, oo markii waagii beryay ayaa dabayshii bari ayaxii keentay.

Baxniintii 10

Baxniintii 10:3-18