2 Yooxanaa 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, khaa'inno badan baa dunida u soo baxay, waana kuwa aan qiran in Ciise Masiix jidh ku yimid. Kaasu waa khaa'inka iyo ku Masiixa ka gees ah.

2 Yooxanaa 1

2 Yooxanaa 1:5-13