2 Yooxanaa 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tanu waa jacayl inaynu amarradiisa ku soconno. Amarkiina waa kan, waana sidaad tan iyo bilowgii u maqli jirteen inaad ku socotaan.

2 Yooxanaa 1

2 Yooxanaa 1:1-9