2 Tesaloniika 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbiga nabadda qudhiisu mar walba si kasta nabad ha idiin siiyo. Rabbigu kulligiin ha idinla jiro.

2 Tesaloniika 3

2 Tesaloniika 3:15-18