2 Tesaloniika 3:15-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. Weliba sida cadow ha ula macaamiloonina, laakiin sida walaalkiin u waaniya.

16. Haddaba Rabbiga nabadda qudhiisu mar walba si kasta nabad ha idiin siiyo. Rabbigu kulligiin ha idinla jiro.

17. Anigoo Bawlos ah ayaan salaantan gacantayda ku qorayaa; waana u calaamo warqad kasta oo tayda ah. Sidaasaan u qoraa.

18. Nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix ha idinla jirto kulligiin.

2 Tesaloniika 3