1 Yooxanaa 5:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii aynu maragfurka dadka aqbali lahayn, maragfurka Ilaah baa ka weyn, waayo, maragfurka Ilaah waa kan oo ah inuu Wiilkiisa ka marag furay.

1 Yooxanaa 5

1 Yooxanaa 5:8-17