1 Yooxanaa 5:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ka Wiilka Ilaah rumaystaa maragguu ku haystaa nafsaddiisa, kii aan Ilaah rumaysanna, wuxuu isaga ka dhigay beenaaleh; maxaa yeelay, wuxuusan rumaysan maraggii uu Ilaah ka marag furay Wiilkiisa.

1 Yooxanaa 5

1 Yooxanaa 5:1-12