1 Yooxanaa 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ku alla kii walaalkii neceb waa dhiigqabe, oo idinkuna waad og tihiin inaanu dhiigqabena lahayn nolosha weligeed ah oo ku sii jiraysa.

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:5-17