1 Yooxanaa 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaynu og nahay inaynu dhimashada ka soo gudubnay oo aynu u soo gudubnay nolosha, maxaa yeelay, walaalaha ayaynu jecel nahay. Oo ka aan walaalkii jeclayn, dhimashaduu ku sii hadhaa.

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:13-18