1 Tesaloniika 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inuu xoogeeyo qalbiyadiinna iyagoo aan ceeb lahayn oo quduusnimo ku jira Ilaaheenna oo ah Aabbeheenna hortiisa, goortii Rabbigeenna Ciise la yimaado quduusiintiisa oo dhan.

1 Tesaloniika 3

1 Tesaloniika 3:9-13