1 Tesaloniika 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu ha idiin kordhiyo oo ha idiin badiyo jacaylka midkiinba midka kale u qabo iyo dadka kale oo dhanba, sida aan annaguba idiin jecel nahay,

1 Tesaloniika 3

1 Tesaloniika 3:11-13