1 Korintos 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xataa waxyaalo aan naf lahayni markay dhawaaqaan, ha ahaadeen ama biibiile ama kataarad, haddaanay dhawaaqa kala soocin, sidee baa loo kala garanayaa waxa la yeedhiyo ama waxa kataaradda laga dhawaajiyo?

1 Korintos 14

1 Korintos 14:6-8