1 Korintos 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin hadda, walaalayaalow, haddaan idiin imaado, anigoo afaf ku hadlaya, maxaan idiin tari doonaa, haddaanan idinkula hadlin muujin ama aqoon ama wax sii sheegid ama waxbarid?

1 Korintos 14

1 Korintos 14:1-7