1 Korintos 14:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii kale haddaad ruuxa ku ducaysid, kii meesha jooga oo aan garanaynin, sidee buu u odhan doonaa, Aamiin, markaad mahadnaqaysid, hadduusan garanaynin waxaad leedahay?

1 Korintos 14

1 Korintos 14:11-24