1 Korintos 14:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa jira haddaba? Ruuxa ayaan Ilaah ku baryi doonaa, laakiin waxaan kaloo isaga ku baryi doonaa garashada. Ruuxa ayaan ku heesi doonaa, oo garashadana waan ku heesi doonaa.

1 Korintos 14

1 Korintos 14:13-25