1 Butros 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mar haddii Masiixu jidhka ku xanuunsaday, idinkuna sidaas oo kale isu diyaariya, idinkoo isku maan ah; maxaa yeelay, kii jidhka ku xanuunsaday waa ka joogsaday dembiga,

1 Butros 4

1 Butros 4:1-9