1 Butros 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si wakhtiga idiin hadhay oo aad jidhka ku nooshihiin aydnaan damacyada dadka mar dambe ugu noolaan, laakiinse aad ugu noolaataan doonista Ilaah.

1 Butros 4

1 Butros 4:1-4