1 Butros 1:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Wax kasta oo jiidh lahu waa sida caws oo kale, Oo quruxdiisa oo dhammuna waa sida ubaxa duurka oo kale, Haddaba cawsku wuu engegaa, ubaxuna wuu dhacaa;

1 Butros 1

1 Butros 1:23-25