1 Butros 1:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinka mar kale laydinkuma dhalin abuur baabba'aya, laakiinse waxaa laydinku dhalay abuur aan baabba'ayn oo ah erayga Ilaah oo nool oo waara.

1 Butros 1

1 Butros 1:22-25