Yooxanaa 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuu sidaas yidhi, ayuu dhulka candhuuf ku tufay, oo candhuuftii dhoobo ka sameeyey, markaasuu dhoobadii wuxuu mariyey ninkii indhihiisii,

Yooxanaa 9

Yooxanaa 9:5-7