Yooxanaa 9:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Dhammaantaaba dembiyo waad ku dhalatay ee ma wax baad na baraysaa? Kolkaasay dibadda ku tuureen.

Yooxanaa 9

Yooxanaa 9:28-35