Yooxanaa 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas waxay waalidkiis u yidhaahdeen, waayo, Yuhuudday ka baqeen. Maxaa yeelay, Yuhuuddu waxay mar hore ku heshiiyeen in qof uun hadduu u qirto inuu yahay Masiixa, sunagogga laga saaro.

Yooxanaa 9

Yooxanaa 9:15-31