Yooxanaa 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay haddaba ninkii indhaha la'aa ku yidhaahdeen, Maxaad ka leedahay isaga, waayo, waa kan indhahaaga furaye? Wuxuu ku yidhi, Waa nebi.

Yooxanaa 9

Yooxanaa 9:13-22