Yooxanaa 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu markay waxaas maqleen, ayay iska daba baxeen midba mid, waayeelladii ka bilaabato ilaa kii u dambeeyey. Ciisena keligiis ayuu hadhay iyo naagtii dhexda joogtay.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:6-11