Yooxanaa 8:54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise wuxuu ugu jawaabay, Haddaan is-ammaano, ammaantaydu waxba ma aha. Waa Aabbahay kan i ammaanaa, kaad ku sheegtaan Ilaahiinna.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:49-56