Yooxanaa 8:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise wuxuu ku yidhi, Haddii Ilaah aabbihiin yahay, waad i jeclaan lahaydeen, maxaa yeelay, Ilaah baan ka soo baxay oo ka imid, aniguna iskama iman, ee isagaa i soo diray.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:35-49