Yooxanaa 8:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin hadda waxaad doonaysaan inaad i dishaan, anoo ah ninkii idiin sheegay runtii aan xaggii Ilaah ka maqlay. Waxaas Ibraahim ma uu samayn jirin.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:32-44