Yooxanaa 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii i soo diray ayaa ila jira, keligay igama uu tegin, waayo, mar kasta waxaan sameeyaa waxa ka farxiya isaga.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:23-33