Yooxanaa 8:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan hayaa wax badan oo aan idinkala hadlo oo aan idinku xukumo, laakiin kii i soo diray waa run, aniguna waxaan ka maqlay isaga, waxaas ayaan dunida kula hadlayaa.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:21-32