Yooxanaa 8:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaan idinku idhi, Dembiyadiinna waad ku dhiman doontaan, waayo, haddaydnan rumaysan inaan isagii ahay, dembiyadiinna ayaad ku dhiman doontaan.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:17-29