Yooxanaa 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaan xukumo, xukunkaygu waa run, waayo, anigu keligay ma ihi, laakiin waa aniga iyo Aabbahaygii i soo diray.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:8-17