Yooxanaa 8:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Ciise ayaa mar kale la hadlay iyaga, oo wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nuurka dunida. Kii i soo raacaa, gudcurka kuma socon doono, wuxuuse lahaan doonaa nuurka nolosha.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:5-13