43. Sidaa daraaddeed dadkii badnaa waa kala qaybsamay aawadiis.
44. Qaarkood baa doonay inay qabtaan, laakiinse ninna faro ma uu saarin.
45. Saraakiishii haddaba waxay u yimaadeen wadaaddadii sare iyo Farrisiintii, iyaguna waxay ku yidhaahdeen, Maxaad u keeni weydeen?