Yooxanaa 7:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintii u dambaysay, oo ahayd maalintii weynayd ee iidda, Ciise ayaa istaagay oo qayliyey isagoo leh, Haddii qof uun harraado, ha ii yimaado, hana cabbo.

Yooxanaa 7

Yooxanaa 7:35-40