Yooxanaa 7:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa aawadeed Yuhuuddu waxay isku yidhaahdeen, Kanu xaggee buu tegi doonaa oo aynaan ka heli doonin? Ma wuxuu u tegi doonaa kuwa ku kala firidhsan dadka Gariigta ah, oo wax bari doonaa dadka Gariigta ah?

Yooxanaa 7

Yooxanaa 7:32-45