Yooxanaa 7:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise haddaba macbudkuu ka dhex qayliyey isagoo wax baraya oo leh, Waad i taqaanniin, waana og tihiin meeshaan ka imid; anigu qudhayda kuma aan iman, laakiin kii i soo diray waa run, kan aydnaan garanaynin.

Yooxanaa 7

Yooxanaa 7:18-31