Yooxanaa 7:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan qudhiisu iska hadlaa, ammaantiisuu doonaa, laakiin kan doona ammaanta kan soo diray, kaasaa run ah, oo xaqdarro kuma jirto.

Yooxanaa 7

Yooxanaa 7:8-19