Yooxanaa 6:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxayna yidhaahdeen, Kanu miyaanu ahayn Ciise, ina Yuusuf, kaannu aabbihiis iyo hooyadiis naqaan? Hadda sidee buu u leeyahay, Samada baan ka soo degay?

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:36-47