Yooxanaa 6:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, tanu waa doonistii Aabbahay in mid kasta oo Wiilka arka oo rumaysta uu nolosha weligeed ah lahaado, aniguna maalinta u dambaysa waan soo sara kicin doonaa.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:37-41