Yooxanaa 6:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay kibista nolosha. Kii ii yimaadaa ma gaajoon doono, kii i rumaystaana ma harraadi doono weligiis.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:32-41