Yooxanaa 6:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Muuse samada idinkama siin kibistii, laakiin Aabbahay baa samada idinka siiya kibista runta ah.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:27-34