Yooxanaa 6:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii dadkii badnaa arkeen inaan Ciise halkaas joogin iyo xertiisiiba, waxay fuuleen doonniyihii, wayna yimaadeen Kafarna'um, iyagoo Ciise doondoonaya.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:19-34