Yooxanaa 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise yidhi, Dadka fadhiisiya. Meeshaasina waxay lahayd doog badan. Haddaba nimankii waa fadhiisteen, tiradooduna qiyaastii waxay ahayd shan kun.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:3-12