Yooxanaa 6:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waxaas dabadeed Ciise wuxuu u kacay dhinaca kale oo badda Galili oo ahayd baddii Tiberiyas.

2. Dad badanna way raaceen, waayo, waxay arkeen calaamooyinkii uu ku sameeyey kuwii bukay.

3. Kolkaasaa Ciise buurta u baxay, halkaasna ayuu xertiisii la fadhiistay.

4. Markaasna waxaa dhowayd Iiddii Kormaridda ee ahayd iiddii Yuhuudda.

Yooxanaa 6