Yooxanaa 5:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Saacaddu waa imanaysaa, waana joogtaa, markii kuwii dhintay codkii Wiilka Ilaah ay maqli doonaan, oo kuwa maqlaana way noolaan doonaan.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:20-31