Yooxanaa 5:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Aabbuhu Wiilkuu jecel yahay, oo wuxuu tusaa wuxuu isagu sameeyo oo dhan, oo wuxuuna tusi doonaa shuqullo kuwan ka waaweyn inaad la yaabtaan.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:17-21